Koorsada maaraynta cadhada ee oneelnka bilaashka ah ee loogu talagalay waalidiinta
Hordhac
-
FIIDYAHA 1
Kullanka Hore
Jilaagu ayaa ku soo biira “Elin” kullanka hore iyo waxa uu dib u sameeyaa kullanka fiidyaha.
-
FIIDYAHA 3
Wacyiga miyirka (B)
Baadhitaanka xaaladda wakhtiga jiifka si aad u faahfaahsan.
Qaybta 1
-
FIIDYAHA 2
“Usha cad” layliska
Fikradaha waxay saameeyaan dareemada. Maxay “ulaha cad” siin karaan carruurtaada?
-
FIIDYAHA 6
“Usha cad” ee Ole
“Usha cad” sidii beddelka fasiraada xaaladda.
Qaybta 2
-
FIIDYAHA 4
Qiyaasta Qiimaynta runta
Waayo aragnimada haddii fikradaha xun ay run yihiin waxay saamaysaa jawaabta jidhka ee xaaladda.
Qaybta 3
-
App-ka shabakada
Littsint waa agabka is caawinta ee waalidka kuwaas oo doonaya inay ka gudbaan cadhada ay u qabaan carruurtooda. Agabkan waxa uu ku dhisan yahay waayo aragnimo laga helay casharada la siiyay 800 oo waalid ah kuwaas oo doonayay inay horumariyaan sida loo maareeyo cadhada.
-
FIIDYAHA 8
Fikradaha beddelka ah
Xusuusi naftaada in beddelka, fikradaha aadka u wanaagsan ay ka run badan yihiin, oo ay awood kuu siiyaan maaraynta cadhadda si ka wanaagsan.
Qaybta 4
-
FIIDYAHA 10
Gebagebada
Waad ku mahadsan tahay daawashada filimka. Nasiib wanaagsan ayaan kaaga rajaynayaa laylisyada. Waalidka doonaya inay nafahooda kala shaqeeyan si ay u sameeyaan nolosha maalinlaha oo ka sii wanaagsan carruurtooda waxay u qalmaan tixgelin.